Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo baaq u direy Ummadda reer Hiiraan.

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo baaq u direy Ummadda reer Hiiraan.

SHARE

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa Maanta kormeer ku tagay isbitaalka ugu weyn magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , isbitaalkaasi oo ay ku jiraan bukaano kala duwan.

Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa markii uu kormeer ku tagay Isbitaalka Magaalada Baledweyne waxa uu sheegay xaalada Isbitaalka inay tahay mid liidato loona baahan yahay in isbedel lagu sameeyo.

Jaaliyada reer Hiiraan ee dalka dibadiisa ayaa wuxuu ugu baaqay inay wax ka qabtaan arintaan si loo maareeyo dhibaatooyinka ka taagan Isbitaalka Magaalada Baledweyne.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in bulshada gobolka Hiiraan looga baahan in ay ka qeyb qaataan sidii loo horumarin lahaa isbitaalka Magaalada Baledweyne.

LEAVE A REPLY