Guddiga Maamulka Galmudug u xilsaaray Dhacdadii 14kii bishan ka dhacday Xarunta Dorashada...

Guddiga Maamulka Galmudug u xilsaaray Dhacdadii 14kii bishan ka dhacday Xarunta Dorashada oo war soo saaray.

SHARE

Maalintii isniinta ee ay taariikhdu ku beegneyd 14 Nov. 2016 ayaa waxaa shaqaaqu aan dad ku dhiman ey ka dhacdey Xarunta Guddiga Doorashada Dadban ee Cadaado, taasi oo lagu faafiyey baraha bulshada in uu ka dambeeyey Gen. C/laahi Gaafow Max’ud.

Dhacdadaasi kadib ayaa Maamulka Galmudug wuxuu u saaray Guddig soo baara arrintaasi iyo sida ay wax u dheceen wuxuuna guddigu soo saaray war qoraal ah oo uu ku sharraxayo sida ay wax u dheceen, warkiina ka akhriso halka hoose:

gudi-baris

LEAVE A REPLY