Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay falkii maanta ka dhacday albaabka hore ee xarunta madaxtooyada maamulkaas xilli ay xaroonayeen Ergada ka qayb-galaysa doorashada, Falkaasoo uu ku geeriyooday hal qof.
Home WARARKA MAANTA Maamulka Galmudug oo war-saxaafadeed kasoo saaray dilkii maanta ka dhacay afaafka horey...