Cadaado waxaa yaalla Dooro Tarxiil ama Taageer Xasan Sh.

Cadaado waxaa yaalla Dooro Tarxiil ama Taageer Xasan Sh.

SHARE

Sida ay sheegayaan wararka ka imanaayo.maamulka Galmudug ayaa sheegaya in uu socdo ololo.ka dhan ah kuwa isku sharaxay xildhibaanada aqalka hoose ee taageerada ka heysta beelahoosa oo looga cabsi qabo in ay ku soo baxaan taageersan fikurka ah in la helo isbadal doono lagana hor tago ku tagri falka awooda doowladnimo.

Maamulka Galmudug oo siweyn ugu ololeynaayo in uu soo bixin xildhibaan aan taageersaneen fikirka Xasan Sheikh ayaa shalay markay arkeen rabshadihii ka dhacay Cadaado ee lagu afduubtay labada Nabadoon ayaa bilaabay tarciil ka dhan ah kuwa ka soo horjeeda fikirka Xasan sheikh maxamuud iyagoona qof musharaxaa .aan taageersaneen Xasan iyo ergada uu wato si qasab ah lagu saaro diyaarad

Arinkaan awood sheegashada ayaa meesha ka sareysa in cadaado ka soo baxaan xildhibaano wadani ah dalka ka bad baadsho in uu galo 4 sano oo mugdi ah.

Musharax xildhibaan oo loo hanjabay ayaa dayniile .com u sheegay in xaalka wanaagsaneen meesha Cadaadana noqotah meel dadka lagu caburiyo si dadka oo dhan u qataan hal fikir oo ah Xasan sheikh maxamuud dib loo doorto hadaa taa diidana tarxiil aad mudan dointo.

Si kastaba ha ahatee maamulka Galmudug ayaa la dhihi karaa waa maamulka ugu masuq maasuq badan.ay ka soo bixeen xildhibàno aan sharci ku soo bixin waxaana taa ka sii daran naftaada xataa qatar u galeysa si aad u hesho nidaamo dalka iyo dadka ka bad baasho cudurka 28sano dilooday.

LEAVE A REPLY