Taliyihii qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday iyo Taliye Cusub...

Taliyihii qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday iyo Taliye Cusub oo loo magacaabay

SHARE

Taliyaha ciidanka booliska maamulka Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax ayaa maanta xilkii ka qaaday taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir , waxaana uu taliyaha cusub ee ciidanka booliska gobolka Nugaal u magacaabay Gaashaanle sare Ibrahim Maxamed Cabdi (Dooli)

digreeto

LEAVE A REPLY