Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo digniin u jeediyey madaxda Gal-mudug iyo Puntland.

Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo digniin u jeediyey madaxda Gal-mudug iyo Puntland.

SHARE

Raiisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay 3 qodob oo aan ka noqosho laheyn isagoo sidoo kale ka dhawaajiyay in magaalada Kismaayo lagu balamay 20ka bishan November.

 

 

Waxa uu raiisul wasaare Cumar Cabdirishiid Cali ku dhawaaqay in heshiiskan laga rabo labada dhinac in uu noqdo mid kama dambeys ah oo aan jiri doonin shaqaaqo kale oo ka dambeeya.

 

 

Cumar C/rishiid ayaa uga digay  labada dhinac in ay ku daraan hadaladooda kelmado khilaafaad kale aburi kara oo ay ka mid yihin Laakiin iyo waxyaabo la mid ah, wuxuuna ku adkeeyay heshiiskaan  inuu noqdo  heshiis cid ka laaban kartaana aanay jirin.

 

 

Lama oga in ay noqon doonto sida uu wax u dhigey Ra’iisul wasaaruhu balsi shacabka reer gaalkacyo ayaa rajo ka qaba in uu heshiiskani noqdo mid kama dambeys ah oo aan wax shaqaaqo ahi kadabamarin.

LEAVE A REPLY