DEG DEG : Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug Oo Heshiis...

DEG DEG : Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug Oo Heshiis ku gaaray Gaalkacyo

SHARE

Shirkii looga hadlaayay colaada Magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo idlaaday Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Shirka ayaa socday wax ka yar hal saac , waxaana laga soo saaray qodobada dhowr oo ay ka mid yihiin.

Qodobada Lagu Heshiiyay ayaa Lagu sheegay

  • In la xakameeyo ciidamada Puntland & Galmudug, lagana shaqeeyo sidii dagaal loo baajin lahaa.
  • In la sameeyo guddi labada dhinac ah.
  • In shirka Kismaayo laga soo saaro 20-ka bishan Ajendaha iyo qaabka wada hadalka Gaalkacyo.
  • In dhamaan dhinacyada oo dhan ay si rasmi u xaqiijiyaan daganaanshaha

LEAVE A REPLY