Kismaayo iyo Baydhabo oo beri dooranya Xubnaha Golaha shacabka

Kismaayo iyo Baydhabo oo beri dooranya Xubnaha Golaha shacabka

SHARE

Maalinta berri ah waxaa magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo oo xarumo u ah maamulada Jubbaland iyo K/Galbeed ka bilaaban doonta Doorashada xubnaha golaha shacabka.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa warkan xaqiijiyay.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in si wanaagsan ay u socdaan howlaha Doorashooyinka ee dalka, islamarkaana rajo wanaagsan ay ka qabaan in si qurux badan ay usoo dhamaadaan.

LEAVE A REPLY