Puntiland oo war ka soo saartay dagaalka dib uga billaawday Gaalkacyo

Puntiland oo war ka soo saartay dagaalka dib uga billaawday Gaalkacyo

SHARE

War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Puntland ayaa looga hadlay dagaal saacado badan maanta ka socday magaalada Gaalkacyo,kaaso u dhaxeeya ciidamada isku horfadhiya duleedka magaalada.

Puntland waxaa ay ku eedeysay maamulka Galmudug inay ka baxeen dhamman heshiisyadda nabadeynta ee lugu joojinayay xiisada u dhaxaysa oo muddo bil ah ka taagan Gaalkacyo.

Hoos ka akhri war-saxaafadeedka ka soo baxay Puntland

warmurtiyeed-madaxtooyada-dawladda-puntlan1-2-1-1

LEAVE A REPLY