AKHRISO: Galmudug oo ka hadashay heshiiska ay la gashay Puntland

AKHRISO: Galmudug oo ka hadashay heshiiska ay la gashay Puntland

SHARE

Madaxtooyada Maamul Goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed waxa uu ka soo saaray Heshiiska Magaalada Dubai ku dhexmaray Maamullada Puntland iyo Galmudug, kaas oo ku aadanaa Dagaalka Gaalkacyo.

War Saxaafadeedka ayey Galmudug ugu mahad celisay Dowladda Imaaraadka Carabta oo xil iska saartay xakameynta colaadda Magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kale Galmudug waxa ay soo dhaweyneysay wax kasta oo xal waara looga gaarayo colaada Magaalada Gaalkacyo iyo wada noolaanshaha shacbiga walaalaha ee Gobolka Mudug.

 

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

LEAVE A REPLY