Sidee u dhacday Xafladda Caleema Saarka Madaxda ” Sawirro”

Sidee u dhacday Xafladda Caleema Saarka Madaxda ” Sawirro”

SHARE

Caleema Saarka Madaxweynaha iyo sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Iyadoo ay ka qeyb galeen Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan , Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan , gudoomiyaha gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, Wafdi ka socda Beesha Caalamka, iyo sidoo kale Qaar ka mid ah ururada Bulshada rayidka ah.

Halkaas hoose ka daawo

calemasaar-10-170x114

5432176

LEAVE A REPLY