DEG DEG : Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo xil ka...

DEG DEG : Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyay

SHARE

Warqad ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa xilkii looga xayuubiyay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dubad Cali.

Axmed Dubad Cali ayaa lagu eedeeyay in uusan shaqadiisa u gudan sidii loogu tala galay.

22222

LEAVE A REPLY