shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Gobolka Bari (Sawirro)

shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Gobolka Bari (Sawirro)

SHARE

Wararka inaga soo gaaraya Deegaan hoostaga Magaalada Qardho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo geystay khasaare.

inta la xaqiijiyay sadex qof ayaa ku dhintay hsilkaasi gaari iyadoona dad gaaraya lix qof ay ku dhaawacmeen.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari nuuca xamuulka ah iyo midka Raaxada oo si xawaare ah ku socday, sida ay sheegeen Dadka Deegaanka, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay sadex qof halka dad gaaraya lix qof ay ku dhaawacmeen.

Dadkii ku dhaawacmay shilkan ayaa waxaa loo qaaday isbitaalada ku yaalla Magaalada Qardho, halkaas oo lagu dabiibayo.1

2

3

4

5

LEAVE A REPLY