Doorashadii aqalka sare ee Puntland oo lasoo gabogabeeyey (Akhriso11 Xubnood)

Doorashadii aqalka sare ee Puntland oo lasoo gabogabeeyey (Akhriso11 Xubnood)

SHARE

Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashada xubnaha maamul goboleedka Puntland u matalaya Aqalka sare ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya, iyadoo ay ku loollamayeen 29 Mudane oo Siddeed ka mid ihi ay ahaayeen Haween.

Mudanayaasha ku guulaystay ka mid noqoshada aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Puntlandna u matali doono ayaa ah 11-xubnood oo 3 kamid ah ay haween tahay.

Liiska xubnaha aqalka sare ee Puntland.

1.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

2.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamud Faroole

3.Prof Cabdirisaaq Xasan Cismaan Juurile

4.Farxaan Cali Xuseen

5.Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere

6.Mahad Daahir Shiikh Nuur

7.Hodan Maxamuud Cismaan

8.Bootaan Bare Samatar
9.Maxamed Axmed Maxamuud

10.Siciido Xasan Cismaan

11.Shugri Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY