Cumar C/rashiid iyo C/raxman Faroole oo ku guuleystay doorashada Aqalka Sare ee...

Cumar C/rashiid iyo C/raxman Faroole oo ku guuleystay doorashada Aqalka Sare ee Puntland (Sawirro)

SHARE

Barlamaanka maamul Goboleedka  Puntland, ayaa la filayaa in Maanta oo Khamiis ah si rasmi ah u gada galaan doorashada iyo kala saaridda xubnaha u taagan Kuraasta Aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u matalaya maamulkaas.

Doorashadan oo ay ku tartamayaan illaa 26 Musharax oo ku loolamaya 11 kursi ayaa illaa hadda waxaa ku guuleystay siyaasiyiin caan ah oo kuraastaas u tartamayey.

Siyaasiinta ayaa waxaa ka mid ah, Raisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid, Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxman Faroole iyo siyaasiyiin kale ayaa ku guuleystay kuraasta aqalka sare ka dib markii ay heleen codad badan.

Wixii ku soo kordha doorashada Aqalka saree e Puntland kala soco dhawaan wararkeena dambe hadduu alle idmo.


LEAVE A REPLY