akhriso xubnaha aqalka sare ee jubbaland iyo koofur galbeed oo la...

akhriso xubnaha aqalka sare ee jubbaland iyo koofur galbeed oo la doortay

SHARE

Maamullada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa doortay xubnaha u matalaya aqalka sare, kadib tartan adag oo maanta ka dhacay.

Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnaha aqalka sare u matalaya Juabbaland, waxaana xusid mudan in ay ku jirto hal dumar ah, halka 7 kale ay yihiin rag.

  1. Xasan Faarax Xujaale
  2. Axmed Xaashi Maxamud
  3. Cabdulahi Sheekh Ismaaciil
  4. Mowliid Xuseen Guhaa
  5. Axmed Cabdixafiid Maxamed
  6. Iftiin Xasan Baasto
  7. Axmed Macalin Cumar
  8. Faadumo Xasan Aadan

Sidoo kale. Xubnahaan Koonfur Galbeed u matalaya aqalka sare, waxaa ku jira labo haween ah,  iyadoo lixda kale ay yihiin rag.

  1. Timiro Maxamed Cali
  2. Zamzam Ibraahim Cali
  3. Aadan Cabdi Aadan
  4. Xuseen Sheekh Maxamuud
  5. Cabdikaafi Macalin Xasan
  6. Ilyaas Cali Xasan
  7. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla
  8. Cabdulaahi Cabdi Jabriil

Dowlad Gobaleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya ayaa noqonaya Dowlad gobaleedkii saddexaad ee soo dhameystira doorashada xubnaha Aqalka Sare.

 

LEAVE A REPLY