Raisul wasaare ku-xigeenkii hore oo ku guuleystay kursiga todoaad xubnaha aqalka sare...

Raisul wasaare ku-xigeenkii hore oo ku guuleystay kursiga todoaad xubnaha aqalka sare ee Galmudug

SHARE

Kursiga Beesha Mareexaan ee Aqalka sare ayaa isna ayaa waxaa loo doortay saaka C/waaxid Cilmi Goonjeex oo horey u soo noqday raisul wasaare ku-xigeenka Somalia.

Waxaa uu ka guuleystay haweeney iyo nin la tartamayey oo lagu kala magacaabo Aamina Cali Maxamed iyo Maxamed Samatar Duraan.

Doorashada labada Musharax ee kala ah Macalin Cumar Sheekh Ciise iyo Abuukar Axmed Xaashi ayaa ku tartamaya kursiga beesha Direed ee aqalka sare oo ah kan sideedaad ee ugu dambeeya Galmudug.

LEAVE A REPLY